Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo kormeeeray dhismaha Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Galmudug.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo kormeeeray dhismaha Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Galmudug.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo ay Wehliyaan Maamulka Dhuusamareeb ayaa booqdey halka uu ka soconayo mashruuca balaarinta xarunta dhexe ee Wasaaradda Waxbarashada oo ka koobnaan doona dhisme dhowr dabaq ah kaasi oo xafiisyo u noqonaya howl wadeenada iyo Masuuliyiinta Wasaaradda.

Mashruucan oo horaantiii sanadkan uu dhagax dhigey madaxweynaha Galmudug ayaa todobaadkan si rasmi ah loo bilaabey, iyadoo haatan la wado baneynta dhulkii hore u ahaa xafiiska Gobolka ee Wasaaradda maaliyadda halkaa oo laga rarey qoysas daganaa sida uu sheegay gudoomiyaha Dhuusamareeb Macalin Cabdiraxmaan Geedaqoroow.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiirka Waxbarashada Galmudug Maxamed Xaashi Dhoore ayaa uga mahadceliyay cid kasto oo gacan ka geysatey suuragalinta bilaabashada mashruucan oo wasiirku sheegay in uu qayb ka qaadan doono tayada Waxbarashada Galmudug iyo bilicda Caasimada.

Mashruucan lagu dhisayo xafiistada Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaa noqonaya kii ugu balaarnaa ee deegaan rasmi ah loogu yagleelo mid ka mid ah Wasaaradda Galmudug.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qeyb Gelaya Caleemo-Saarka Madaxweynaha Uganda

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland oo u hambalyeeyay Tartamayaasha Degmada Kismayo oo xalay ku guuleystay tartan aqooneedkii warbaahinta Qaranka

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland oo ku baaqay in cadaallada la horgeeyo eedeysane lagu qabtay Kismaayo

Madaxweynaha Jubbaland oo u hambalyeeyay Tartamayaasha Degmada Kismayo oo xalay ku guuleystay tartan aqooneedkii warbaahinta Qaranka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In