Duqa magaalada Gaalkacyo “Shacabka Gaalkacyo waxaa dhibaato xoogan ku haya Covid-19”.
Duqa Magaalada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sh. Xasan Jimcaale oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in xaalada cudurka Covid-19 ee gobolka ...
Duqa Magaalada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sh. Xasan Jimcaale oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in xaalada cudurka Covid-19 ee gobolka ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir, halkaasi oo loogu ...
Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa booqasho ugu tegey ciidamadii naftood hurayaasha ahaa ee ku ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa barnaamijka la tashiga dadweynaha kala qeyb galay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii hore ahna Musharrax Xuseen ...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomalaiya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka sanadlaha ah ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 125 ...
18 qof ayaa ku dhimatay, 54 qof oo kalena waa ku dhaawacmeen dagaal qabiileed ka dhacay galbeedka Suudan, sida ay ...
Booliska dalka Turkiga ayaa soo xiray 10 sarkaal oo howlgab ah, kadib markii ay saxiixeen warqad looga soo horjeedo in ...
Maamulka degmada Gaalkacyo ee Galmudug oo dadaal aad u weyn ugu jiray bilihii u danbeeyay sidii bulshada loogu wacyi galin ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho