Duqa Muqdisho oo lacag ku wareejiyay shirkad qaabilsan dhismaha waddada Jaale Siyaad “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shirkadda dhismaha Kulmiye ku wareejiyay qeyb ...
















