Wasiirka Waxbarashada oo saxiixay Manhajka Waxbarashada aasaasiga Degdeg ah
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa saxiixay Barnaamijka Manhajka Aasaasiga degdeg ...
















