Madaxweynaha Dalka oo saxiixay Sharciga Gaarka ah ee Jihaynta Doorashooyinka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa caawa afurkii kaddib saxiixay Sharciga Gaarka ah ee Jihaynta Doorashooyinka heer ...
















