Thursday, May 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Howlaha Guud oo ka warbixiyay dib u dhiska waddada isku xira Muqdisho iyo Jowhar “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Howlaha Guud oo ka warbixiyay dib u dhiska waddada isku xira Muqdisho iyo Jowhar “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahiyay halka ay marayaan mashaariicda dib u dhiska waddooyinka Muqdisho, Jowhar iyo Afgooye, isagoo dhanka kale xusay in uu socdo mashruuc gobolada lagu gaarsiinayo dhismaha waddooyinka ah.

Waxaa si habsami leh u soconaya mashaariic horumarineed oo la xiriira dib u dhiska Dalka oo ay hormuud ka tahay Wasaaradda howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya, waxaana ka mid ah Wadooyinka isku xira Muqdisho iyo Afgooye, Muqdisho iyo Jowhar, iyadoo dhanklena uu socdo mashruuc gobolada lagu gaarsiinayo dhismaha waddooyinka.

Related posts

Wasiirka cusub ee Warfaafinta XFS ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda

Wasiirka cusub ee Warfaafinta XFS ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda

May 13, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

May 12, 2026

Wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Macalin (Maxamed Soomaali) oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa xusay in mashaariicda kala duwan oo ay dowladda Soomaaliya ka wada Muqdisho iyo qeybo kamid ah gobolada Dalka uu yahay kuwa dib u habeyn casri ah lagu sameynayo waddooyinka caasimadda iyo gobolada kale ee dalka isku xira.

Waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ayaa ah goobtii ugu horeysay ee laga bilaabay dib u dhis, taasi oo haatan meel gebo gebo ah mareyso, balse dhismaha waddad Jowhar iyo Muqdisho oo marin muhiim ah ayaa dhawaan si rasmi ah looga bilaabay dib u dhis, si looga jawaabo dhibaatooyinka bulshadu ay ku qabaan isticmaalka wadadaasi.

Marka laga soo tago dib u dhiska wadooyinka waxaa jirta baahi loo qabo sidii loo ilaalin lahaa horumarka danta guud, wasiirka ayaa sheegay in bulshadu ay mas’uuliyad ka saraan tahay sidii ay u ilaashan lahaayeen adeegyada danta aguud, lagana fogaado waxkasta oo dib u dhac keeni kara.

Previous Post

Somalia’s Galmudug State forces clash with illegal armed fishers

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo darajadii ciidanka ka xayuubiyay Taliyihii hore booliska Gobolka Banaadir

Next Post
Madaxweyne Farmaajo “Waxaan dalka u jihaynay Doorasho”

Madaxweyne Farmaajo oo darajadii ciidanka ka xayuubiyay Taliyihii hore booliska Gobolka Banaadir

Wasiirka cusub ee Warfaafinta XFS ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda

Wasiirka cusub ee Warfaafinta XFS ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda

May 13, 2026
0

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeeray qeybaha...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

May 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Midowga Yurub

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Midowga Yurub

May 12, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xilka la wareegay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xilka la wareegay

May 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In