Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka oo Warbixin Ka Dhageystay Guddiga Farsamada Arrimaha Doorashooyinka “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyeen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda, Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed, ...
















