Tuesday, September 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Qaybta 21-aad ee Ciidanka X.D oo kormeeray ciidamo tababar ku qaadanaya Dugsiga Aruuris ee deegaanka Xananbuurre

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Qaybta 21-aad ee Ciidanka X.D oo kormeeray ciidamo tababar ku qaadanaya Dugsiga Aruuris ee deegaanka Xananbuurre
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Qaybta 21-aad ee Ciidanka Xooggga Gen Maxamed Cadoow Cali “Sanka” oo ay Wehliyaan Saraakiil Ciidan oo uu ka mid yahay G/le Sare Cabdulahi Maxamed Muuse (kayse) Xeer ilaaliyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Qaybta 21-aad, ayaa kormeer ku gaarey Dugsiga Aruuris ee Deegaanka Xananbuurre, halkaa oo ay ku jiraan Ciidamo in mudo ahba uu u socdey tababar Sare oo lagu barayay Xirfadaha Ciidanka.

Gen: Maxamed Cadoow Cali “Sanka” Taliyaha Qaybta 21-aad ee Ciidanka Xooggga oo Ciidamadan la hadley ayaa ku bogaadiyay sida ay u xusheen in ay u adeegaan qarankooda, isla markaana diyaarka ugu yihiin ka gudbida tababarka u socda oo ah mid Sare.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

September 8, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania

September 7, 2026

Sidoo kale, taliyaha ayaa ciidamada ku bogaadiyay dagaal adag ee ay kula jiraan maleeshiyada Al-Shabaab, kuwaas oo ku dhuumaleysanayay deegaanada howdka halkaasina ku dhibaateeya shacabka, xoolo baad ahna ka qaata.

Previous Post

Toogasho dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacday Mareykanka

Next Post

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Next Post
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer ku tegay Isbitaalka Rajab Tayib Erdoğan

September 8, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Raji dayib Erdoğan, oo hore loogu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania

September 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

September 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

September 7, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In