Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyey qaraarka golaha shacabka ee awoodda dib loogu soo celiyo shacabka Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Sharciga Gaarka ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
















