Madaxweyne Farmaajo oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyey Bisha Ramadaan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dadka muslimiinta ah, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed bilashada bisha ...















