Madaxweyne Farmaajo oo darajadii ciidanka ka xayuubiyay Taliyihii hore booliska Gobolka Banaadir
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xeer Madaxwayne Darajadii Ciidanka uga xayuubiyay Taliyihii hore ee Booliska Gobalka Banaadir, ...
















