Wasiirka arrimaha gudaha XFS iyo odayaasha Hiiraan oo ka wada hadlay xoojinta amniga “Sawirro”
Wasiirka wasaaradda arrimaha guduha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Muqtaar Xuseen Afrax ayaa Magaalada Baladweyne kulan kula qaatay qaar ka ...















