Thursday, September 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madasha isbadalka cimilada ee Qaranka (NCOF) oo maanta ku furantay habka fogaan Arraga+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Madasha isbadalka cimilada ee Qaranka (NCOF) oo maanta ku furantay habka fogaan Arraga+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kullan Aqoon Isweedaarsi ah oo ay soo qaban qaabisay Urur gobaleedka IGAD, Xarunteeda Cimilada Icpac, oo ku qabsoomay Aalada fogaan arraga ayaa waxaa ka qeyb galay qaar ka mid ah Agaasimiyaasha dowlada federaalka ah Soomaaliya,Agaasimaha Icpac, kooxda ka shaqeyso Saadasha hawada ee Soomaaliya (SIMMWG), hayโ€™adda Caalamiga ah ee Car, xubna ka socda hayโ€™addaha ku howalan arrimaha Isbadalka Cimilada Gobalka iyo kuwa caaalami ah.

Madasha Isbadalka Cimilada ee Qaranka (NCOF) ayaa socon doonto 3-da ilaa 4-da Maarso 2021, Iyada oo furitaanka uu hadal kooban ka jeediyay Agaasimha Icpac Guuled Cartan oo sharaxay madasha oo sannadka gudahiisa la qabto saddex xilli ama saddex mar oo muhiim u ah dalalka geeska Africa iyada oo la wanaajinaayo kor u qaadista, fahamka iyo adeegsiga saadaashaas, isla amrkaana tilmaayay in Soomaaliya ay si xoogg badan ay kala shaqeeyn talaaboyinka muhiimka ah.

Related posts

๐‘ฏ๐’๐’ˆ๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ฟ๐’Š๐’”๐’ƒ๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐‘ธ๐’Š๐’Š๐’Ž๐’ ๐‘ธ๐’‚๐’“๐’‚๐’ ๐’๐’ ๐’Œ๐’– ๐’…๐’‰๐’‚๐’˜๐’‚๐’‚๐’’๐’‚๐’š ๐‘ป๐’‚๐’‚๐’ˆ๐’†๐’†๐’“๐’‚๐’…๐’‚ ๐‘ด๐’–๐’”๐’‰๐’‚๐’“๐’“๐’‚๐’™ ๐‘ณ๐’Š๐’Š๐’ƒ๐’‚๐’‚๐’ ๐‘จ๐’™๐’Ž๐’†๐’… ๐‘ฟ๐’‚๐’”๐’‚๐’ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ฑ๐‘บ๐‘ท

September 24, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026

Kulankan waxaa loo abaabulay inuu qabto NCOF saadaasha xilliga Maarso – May 2021 taasoo hagaysa wax soo saarka cimilada iyo saadaasha cimilada si loogu daro dhammaan arrimaha khuseeya isticmaalayaasha saadaasha iyada oo la wanaajinaayo kor u qaadista, fahamka iyo adeegsiga saadaashaas,

Sidoo kale Madasha Isbadalka Cimilada ee Qaranka (NCOF) waxaa warbxin looga dhageystay Isku duwiyaasha Madasha ee Soomaaliya ee Wasaaradaha dowlada federaalka ah Soomaaliya ee kala ah Wasaaradda Tamaata iyo Biyaha, Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka, Wasaaradda Beeraha, Wasaaradda Xanaalada, Xoolaha iyo dhirta daaqa iyo Wasaaradda Caafimaadka, waxa ayna soo bandhigeen saameynta roobabkii daโ€™ay iyo hanaanka looga faaโ€™iideystay billaha Oktobar, Nofebar, iyo Diseebar 2020, iyada oo la dul istaagay Duufaantii GHATI qasaarahii ka dhashay iyo tallaaboyinka wax-ku-oolka ah ee laga gaaray Arrimaha Fathaada iyo Abaarta koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

Madasha Isbadalka Cimilada ee Qaranka (NCOF) ayaa wali socoto waxaa la filayaa in maalinta berri ah laga soo saaro war-saxaafadeed.

Tags: Madasha isbadalka cimilada ee Qaranka (NCOF) oo maanta ku furantay habka fogaan Arraga+Sawirro
Previous Post

Gabdho saxafiyiin ah oo lagu dilay Afghanistaan

Next Post

Wasiirka arrimaha gudaha XFS iyo odayaasha Hiiraan oo ka wada hadlay xoojinta amniga “Sawirro”

Next Post
Wasiirka arrimaha gudaha XFS iyo odayaasha Hiiraan oo ka wada hadlay xoojinta amniga “Sawirro”

Wasiirka arrimaha gudaha XFS iyo odayaasha Hiiraan oo ka wada hadlay xoojinta amniga "Sawirro"

๐‘ฏ๐’๐’ˆ๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ฟ๐’Š๐’”๐’ƒ๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐‘ธ๐’Š๐’Š๐’Ž๐’ ๐‘ธ๐’‚๐’“๐’‚๐’ ๐’๐’ ๐’Œ๐’– ๐’…๐’‰๐’‚๐’˜๐’‚๐’‚๐’’๐’‚๐’š ๐‘ป๐’‚๐’‚๐’ˆ๐’†๐’†๐’“๐’‚๐’…๐’‚ ๐‘ด๐’–๐’”๐’‰๐’‚๐’“๐’“๐’‚๐’™ ๐‘ณ๐’Š๐’Š๐’ƒ๐’‚๐’‚๐’ ๐‘จ๐’™๐’Ž๐’†๐’… ๐‘ฟ๐’‚๐’”๐’‚๐’ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ฑ๐‘บ๐‘ท

๐‘ฏ๐’๐’ˆ๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ฟ๐’Š๐’”๐’ƒ๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐‘ธ๐’Š๐’Š๐’Ž๐’ ๐‘ธ๐’‚๐’“๐’‚๐’ ๐’๐’ ๐’Œ๐’– ๐’…๐’‰๐’‚๐’˜๐’‚๐’‚๐’’๐’‚๐’š ๐‘ป๐’‚๐’‚๐’ˆ๐’†๐’†๐’“๐’‚๐’…๐’‚ ๐‘ด๐’–๐’”๐’‰๐’‚๐’“๐’“๐’‚๐’™ ๐‘ณ๐’Š๐’Š๐’ƒ๐’‚๐’‚๐’ ๐‘จ๐’™๐’Ž๐’†๐’… ๐‘ฟ๐’‚๐’”๐’‚๐’ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ฑ๐‘บ๐‘ท

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey goโ€™aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

๐‘๐š,๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐—๐‰๐…๐’  ๐จ๐จ ๐ ๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐„๐ฅ ๐๐ข๐งฬƒ๐จ

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir ah oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In