Carruur ku dhaawacantay Hoobiyaal ay soo rideen Argagixisada Al-shabaab oo Muqdisho lagu daweeynayo.
Carruurtani oo ku dhaawacantay Hoobiyaal argagixisada Al-shabaab ku tuureen Dugsi lagu barto Qur’aanka kariimka oo ku yaal gudaha degmada Awdheegle ...
















