Wasaaradda Arrimaha Guddaha Galmudug oo tababar u soo xirtay in ku dhow 30-dhalinyaro ah “SAWIRRO”
Wasaaradda Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa maanta tababar socdey mudo 10-casho ah usoo xirtay in ku dhow 30-dhalinyaro ...
















