Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar ku saabsan ka qeybgalka siyaasadda ee dadka baahiyaha gaarka ah qabo oo Muqdisho lagu qabtay

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Tababar ku saabsan ka qeybgalka siyaasadda ee dadka baahiyaha gaarka ah qabo oo Muqdisho lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanno ka tirsan BFS oo ka qeyb galay tababbar ay Muqdisho ka furtay xarunta cilmi barista iyo horumarinta aadanaha kaas oo ku saabsan ka qeybgalka siyaasadda ee dadka baahiyaha gaarka ah qabo.

Tababbarkan oo socon doono muddo seddex cisho ah ayaa waxaa soo qaban qaabiyay xarunta cilmi baarista iyo horumarinta aadanaha, waxaana kasoo qeyb galay xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, mas’uuliyiinta ka tirsan xarunta cilmi baarista iyo ururada naafadda ee ka jira dalka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Tababbarka oo ku saabsan ka qeyb galka dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee dhanka siyaasadda ayaa waxaa lagu falanqeeyay sidii loo heli lahaa fursado siman waxaana ugu horeyn ka hadlay Isu duwaha barnaamijyada xarunta cilmi baarista iyo horumarinta aadanaha Cabdi Aadan Cismaan oo faahfaahiyay ujeedka tababbarka.

Guddoomiyaha guddiga xuquuqul insaanka, Haweenka,Carruurta iyo cadaaladda aqalka sare Samsam Ibraahim Cali oo furtay tababbarka iyo Xoghayaha guddiga xuquuqul insaanka,haweenka iyo arrimaha qoyska Golaha shacabka Sahra Cumar Maalin ayaa sheegay in mas’uuliyad ay ka saaratahay sidii loogu doodi lahaa xuquuqda dadka baahiyaha gaarka ah qabo.

Qaar kamid ah ka qeyb galayaasha tababbarka ayaa xarunta cilmi barista iyo horumarinta aadanaha uga mahadceliyay fursadan, iyagoo codsaday in ay helaan doorkooda arrimaha siyaasadda.

Previous Post

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo soo kordhisay Barnaamij Fogaan-dersi ah

Next Post

Obama ayeeyadiis oo ku geeriyootay galbeedka Kenya

Next Post
Obama ayeeyadiis oo ku geeriyootay galbeedka Kenya

Obama ayeeyadiis oo ku geeriyootay galbeedka Kenya

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In