Taliska Booliska oo sheegay in dad loo soo qabtay falkii foosha xumaa ee saaka ka dhacay Baydhabo
War qoraal ah oo ay soo saareen taliska booliska ayaa lagu sheegay in falkii lagu gowracay labo carruur ah oo ...
War qoraal ah oo ay soo saareen taliska booliska ayaa lagu sheegay in falkii lagu gowracay labo carruur ah oo ...
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka jawaabay Qaylo dhaanta ay dhawaan soo direen Maamulka Degmada Gaalkacyo ...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgalo Burburin ah Ka sameeyey degaanka Mubaarak ee Gobalka Shabeellaha Hoose . Hawlgalkaan oo u ...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay qabatay kulanka wadatashi maalintiisa labaad oo ku saabsan Suuqyada Maxaliga ah iyo ...
Somalia’s Deputy Police Commissioner, Brig Gen Osman Kanif, has today officially closed 6 weeks training on mine clearance for Integrated ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa soo xiray Shir weynihii 1-aad ee wadatashiga ...
Taliye Xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ahna ku Simaha Taliyaha Sareeye Guuto Cusmaan Cabdullaahi Maxamed Kaniif ayaa maanta tababar ugu ...
The bodies of two siblings aged 9 and 7 years were found today in the outskirts of Baidoa town of ...
Cabdulmudhcim Aweys C/laahi oo sagaal sano jir ah iyo Aamina Aweys C/laahi oo todobo sano jir walaalo ah ayaa saaka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho