Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ugu baaqday Puntland iyo Jubaland in ay kusoo biiraan shirka wadatashiga
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay mar kale ugu yeeraysaa Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubaland in ay ku soo biiraan ...
















