Wasiirka Arrimaha Dibadda ” Heshiiskii 17-kii September waa heshiis taagan oo u baahan in la fuliyo,”
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Amb: Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa warbaahinta Dowladda uga warramay Kulankii gaarka ahaa ee Golaha Ammaanka Qaramada ...
















