Kulan amniga caasimadda looga hadlay oo maanta lagu qabtay Muqdisho +Sawirro
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalda Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlayay dardargalinta iyo ...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalda Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlayay dardargalinta iyo ...
Danjiraha cusub dowladda UK ee Soomaaliya Kate Foster ayaa maanta soo gaartay magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay ...
Ra'isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geerida xildhibaan Maxamed Maxamuud Boonow oo ka tirsanaa ...
Hal qof oo ahaa daraawalkii gaariga ayaa ku dhintay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii maleeshiyaadka Alshabaab ...
War qoraal ah oo ka soo baxay guddoonka golaha shacabka ayaa looga tacsiyeeyay geerida xildhibaan Maxamed Maxamuud Boonow oo saaka ...
Allah u naxariistee, waxaa saaka magaalada Baydhabo ku geeriyooday xildhibaan Eng. Maxamed Maxamuud Boonow oo ka tirsanaa golaha Shacabka, sida ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo Wakiilka gaar ka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan ...
Maxkamada Cadaallada Aduunk ICJ ayaa soo saartay jadwalka dhageysiga dacwada badda Soomaaliya. 1- Wareega Koowaad Monday 15 March 2021 3 ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 139 ...
Wafdi ka socday Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayay Wasiir ku-xigeenka caafimaakda Soomalaiya ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Garbahaareey ku soo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho