Maamulka gobolka Hiiraan oo soo dhaweeyay dadaalo nabadeed oo ay wadaan qaar ka mid ah xildhibaanada Hirshabeelle.
Maamulka gobolka Hiiraan aya soo dhaweeyay dadalada xildhibanada 2-aad ee Dowlad Goboleedka Hirshabele ay wadan oo ku saabsan xalinta tabashada ...
















