Monday, October 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maaliyadda oo shaaciyay inaysan jirin cid gaar ah oo ay dowladda u xilsaartay keenista Qaadka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maaliyadda oo shaaciyay inaysan jirin cid gaar ah oo ay dowladda u xilsaartay keenista Qaadka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa sheegay in aysan cid gaar ah u xirnayn keenista Qaadka iyo ka ganacsigiisu.

Wasiirka oo Warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa xusay in loo simanyahay ka gacsiga Qaadka oo aysan jirin cid gaar ah oo ay dowladda u xilsaartay.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

“Waxa aan maanta saxaafadda iyo bulshada Soomaaliyeed la wadaagay arinka ku saabsan Qaadka (Jaadka) oo cabashooyinkiisa aan ka ku dhex arkay Baraha-Bulshada, waxa aan Ummadda Soomaliyeed u xaqiijinayaa in aysan jirin cid ay Dowladdu si gaar ah ugu xirtay keenista Qaadka.” Ayuu yiri Wasiir Beyle.

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa tilmaamay in bulshada looga baahanyahay inay u hogaansamaan sharuucda dalka u degsan.

“Waxaa muhiim ah in dhamaan sharciga aan u wada hogaansano, sidoo kale cid walba oo cabasho qabta xafiiskayga waa uu u furan yahay.” Ayuu Wasiirka Maaliyadda hadalkiisa ku soo koobay.

Previous Post

Wasiirka Shaqada Soomaaliya oo dhiggiisa Qatar kala hadlay furitaanka Suuqa Shaqada

Next Post

Dowlada Soomaaliya oo canbaareysay weerarkii fashilmay ee maleeshiyada Kenya hubeysay ku qaadeen magaalada Beledxaawo

Next Post
Deg Deg :Dowladda Soomaaliya oo ka hortagtay hub sharci daro ah oo dalka la soo gelin rabay

Dowlada Soomaaliya oo canbaareysay weerarkii fashilmay ee maleeshiyada Kenya hubeysay ku qaadeen magaalada Beledxaawo

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In