Fanaankii qaranka Cabdi Cali Bacalwaan oo ku geeriyooday isbitaal ku yaala dalka Jarmalka halkaas oo uu maalmahan ku xanuunsanayay
Waxaa dalka jarmalka ku geeriyooday fanaankii weynaa ee qaranka soomaaliya Cabdi Cali Bacalwaan sida uu xaqiijiyay wariyaha warbaahinta qaranka Maxamed ...
















