Wasiirka Warfaafinta oo Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Fanaankii Faarax Siidow Faarax
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya, mudane Cismaan Abokor Dubbe ayaa Ummadda Soomaaliyeed ugu tacsiyeeyay geerida fanaankii ...
















