Dad badan oo rayid ah oo lagu dilay galbeedka Itoobiya
Ku dhawaad 100 qof ayaa lagu dilay gobalka Benishangul-Gumuz ee dhaca galbeedka dalka itoobiya Weerarka oo ay geysteen maleeshiyo hubeysan ...
Ku dhawaad 100 qof ayaa lagu dilay gobalka Benishangul-Gumuz ee dhaca galbeedka dalka itoobiya Weerarka oo ay geysteen maleeshiyo hubeysan ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga la socodka Dastuurka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ...
Wasiiru-dawlaha Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye, ayaa maanta ka qeyb-galay shir-weynihii labaad ee haweenka ...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) isagoo tix gelinaya heshiiskii 17kii Sebteembar 2020 ee ay wada gaareen Golaha Wadatashiga Qaran ...
Kulanka ka tirsan tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedkada oo ka soconaya magaalada Muqdisho ayaa waxaa galabta foodda is daray ...
Shirkan oo u jeedkiisu ahaa katashiga iyo ka doodidda qodobada ku darista ama ka badalka u baahan si loo ansixiyo ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee ...
June Todobadeedii ee sanadkan sii dhammaanayo ayay Ciidamada Amniga ka qabteen Xasan Cabdullaahi Aadan Ex Control Afgooye xilligaasi oo isu ...
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Gedo ayaa maanta kormeeray xerada ciidamada xoogga ay kaga suganyihiin Degmada Doolow, halkaas oo ay ...
Beeraleyda Degmada Xuddur ayaa saaka waaberigii ku kalahay Beeraha oo ku waabaristay Ayaxa farabadan oo shalay galabtii ku soo degay, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho