Hay’adda ICRC: Waa dambi dagaal waxa ka dhax socdo Armenia iyo Azerbaijan
Hay’adda ICRC ayaa canbaareysay waxa ayna ku tilmaantay danbiyo dagaal oo ay geysanayaan ciidamada Armenia iyo kuwa Azerbeidzjan ee dagaalka ...
Hay’adda ICRC ayaa canbaareysay waxa ayna ku tilmaantay danbiyo dagaal oo ay geysanayaan ciidamada Armenia iyo kuwa Azerbeidzjan ee dagaalka ...
10 qof mid kamid ah wuxuu qabaa COVID-19 guud ahaan caalamka, sidaa waxaa sheegtay hey’adda WHO oo kulan gaar ah ...
Booliska Somaliland ayaa Hargeysa ku xiray labo qof oo ka baxay diinta Islaamka isla markaana bilaabay in ay faafiyaan diinta ...
Xoghayaha dhinaca saxaafadda u qaabilsan Aqalka Cad ee looga arrimiyo Maraykanka haweeneyda lagu magacaabo Kayleigh McEnany ayaa laga helay cudur ...
Guddoomiyaha Maxkamada sare ee dalka ayaa xaraga ka jaray qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay xaruunta CID ciidanka booliska Soomaaliyeed ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ugu tagay Amiirka cusub ee dalka Kuweyt Sheekh Nawaaf ...
Madashaan ayaa waxa ka qaybgalay Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir oo uu hogaaminayay Guddoomiyaha Gobolka ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud ...
Sii haya Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa daahfuray Shirka Talabixinta & Dib u dhiska Guddiga ...
Waxaan maanta lagu qabtay Degmada Shingaani ee Gobolka Banaadir xaflad loogu mahadcelinayay Safiirka dowladda Talyaaniga u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho