Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland oo guddigii Arrimaha Sicirka Sarifka ku raacay go’aano ay soo saareen.
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku raacay in uu dhaqan galo Talooyinkii ay soo jeediyeen guddigii ...
















