Ra’iisul wasaaraha Kuwayt oo is-casilaadda xukuumaddiisa u gudbiyay Amiirka dalkaas
Ra’iisal wasaaraha dalka Kuwayt Shiikh Sabaax Al-Khalid Al-Sabaax ayaa iscasilaadda xukuumaddiisa u gudbiyay Amiirka dalka Shiikh Nawaaf Al-Axmad maanta oo ...
Ra’iisal wasaaraha dalka Kuwayt Shiikh Sabaax Al-Khalid Al-Sabaax ayaa iscasilaadda xukuumaddiisa u gudbiyay Amiirka dalka Shiikh Nawaaf Al-Axmad maanta oo ...
Shirka sannadlaha ah ee Garsoorka dalka oo ay ka qeyb galayaan hay’adaha cadaaladda heer federaal iyo heer maamul goboleed ayaa ...
Laba wasiir oo ka tirsan xukuumadda Malaawi ayaa u dhintay xanuunka Karoona Fayras, sida ay sheegeen mas'uuliyiinta caafimaadka dalkaas. Wasiirka ...
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Mike Pompeo ayaa maanta sheegay in hoyga cusub ee al-Qaacidda uu hadda yahay Iran, inkastoo uusan ...
Ciidanka xoogga dalka oo maanta howlgal ka sameeyay tuulooyin hoos yimaadda degmada Baardheere, ayaa bur buriyay saldhigyo argagaxisada Alshabaab ku ...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa maanta kulan la qaatay safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya,iyagoo ...
Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo uu welhiyo taliye ku xigeenka ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal ...
Agaasimayaasha waaxda qorsheynta iyo siyaasadaha, waaxda shaqada iyo Shaqaalaha iyo madaxa Mashruuca GPE ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa kulan ku maamuusay xulka kubadda Cagta Galmudug kula yeeshay Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Qoor Qoor ayaa ...
Kulan maanta Muqdisho ku yeesheen xildhibaanada haweenka ah ee ku jira labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayey ka soo saareen ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho