Wasiirka Waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Maxamed Xaashi Dhoore ayaa socdaal shaqo ku tegay deegaanno ka tirsan Gobolka Galgaduud, kuwaasi ...
Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka mudane Cabdinuur Maxamed Axmed oo kulan gaar ah la qaatay qaar ka mid ah ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Degmada Cadaado ee ...
Shacabka ku nool deegaanno iyo tuulooyin hoostaga Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa wajahaya xaalado beni’adaannimo oo aad u ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) iyo wafdi saraakiil ah oo uu hogaaminayo oo ka tirsan taliska ...
Wasiirka Amniga Dawlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maantay shir guddoomiyey Shirka Amniga Gobolka Mudug oo ay ka ...
Kulankan ay soo qaban qaabiyeen maamulka Jamacadda Ummadda faraceeda Galmudug ayaa looga hadlay baahiyo wali ka taagan dhanka Horumarinta ee ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo dhaweeyay Ansixinta heshiiska Doorashooyinka ee labada Aqal ee Baarlamaanka ay ...
Xildhibaannada labada Aqal ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan wadajir ah ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ansaxiyay heshiiska siyaasadeed ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho