Madaxweynaha Hirshabeelle oo sheegay in la billaabi doono dhismaha Waddada xiriirisa Muqdisha iyo Jowhar “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka Golaha Xukuumadda dowlad goboleedka Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa ...
















