Friday, August 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

QM oo soo dhoweysay go’aankii madaxweyne Farmaajo ee shirka Samareeb

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
QM oo soo dhoweysay go’aankii madaxweyne Farmaajo ee shirka Samareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qoraal kooban oo la soo dhigay barta Twitter ee xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay go’aankii shalay ka soo baxay xafiiska madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya oo ahaa in maalin beri ah shir ugu furmi doono madaxda dowlad goboleedyada iyo kuwa federaalka magaalada Samareeb ee xarunta Galmudug.

“Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya waxay soo dhoweynyaa go’aankii madaxweyne Farmaajo ee ahaa iclaaminta shirka Dhuusamareeb, madaxda Soomaalida waxaan ku boorineynaa in ay la yimaadaan is faham iyo isutanaasul si deg deg loogu dhaqan geliyo heshiiskii 17 ee doorashada ku saabsanaa,” ayaa lagu yiri qoraalka.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026

Shalay gelinkii dambe ayay aheyd markii madaxweyne Farmaajo uu soo saaray go’aan ku aadan qabsoomidda shirka magaalada Samareeb oo u dhexeeya madaxda dowladda federaalka iyo dowlaha xubnaha ka ah dowladda federaalka.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo Oo Shir Wadatashi Ah Isugu Yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Next Post

Taliyaha ciidanka Dhulka Xoogga Dalka oo kormeeray fariisimaha ciidanka ee duleedka Balad Xaawo

Next Post
Taliyaha ciidanka Dhulka Xoogga Dalka oo kormeeray fariisimaha ciidanka ee duleedka Balad Xaawo

Taliyaha ciidanka Dhulka Xoogga Dalka oo kormeeray fariisimaha ciidanka ee duleedka Balad Xaawo

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

August 13, 2026
0

Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

August 13, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In