Madaxweynaha Puntland oo Daah Furay Shirweynaha Saddexaad Ee Deegaanka Iyo Isbedelka Cimilada Puntland “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah-furay Shirweynaha saddexaad ee Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Puntland, oo ay ...
















