Dowlada Soomaaliya oo canbaareysay weerarkii fashilmay ee maleeshiyada Kenya hubeysay ku qaadeen magaalada Beledxaawo
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay caddaynaysaa in ay maleeshiyo ay soo hubaysay Dowladda Kenya xalay weerar qaawan kusoo qaadeen Degmada Beled ...















