Monday, October 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Degmada Xamar Weyne “Shacabka waxaan ka codsaneynaa in ay dulqaataan inta uu dhismaha Waddada socdo” SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Degmada Xamar Weyne “Shacabka waxaan ka codsaneynaa in ay dulqaataan inta uu dhismaha Waddada socdo” SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Degmada Xamar Weyne Cabduqaadir Maxamed Cabduqaadir oo ka hadlayay heerka uu marayo dhismaha laamiga ee isku xira Shabeelle ilaa isbitaalka Martiini ayaa sheegay in haatan uu meel gabo gabo ah marayo dhismaha wadddada, ayna ku rajo weynyihiin in dhawaan la soo gabo gabeeyo.

“Waxaan u mahadcelinayaa duqa magalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo naga aqbalay codsigii ahaa in naloo dhiso waddooyinka burbursan ee ku yaala degmada Xamar Weyne” ayuu yiri Guddoomiyaha Degmada Xamar Weyne oo hadalkiisa ku daray “Waa laamigii labaad ee naloo hirgeliyo tan iyo intii uu xilka hayay guddoomiye Cumar Filish”

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Guddoomiyaha Degmada Xamar Weyne Cabduqaadir Maxamed Cabduqaadir ayaa shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in ay dulqaataan inta ay shaqada waddada socoto

“Waddada ka bilaabata Shabeelle ee tagta Isbitaal Martiini ayaa hadda mareyso mid gabagabo ah, waxaana shacabka Soomaaliyeed ee isticmaala waddadaasi iyo gaadiidka ka codsaneynaa in  ay muujiyaan dulqaad inta ay shaqada ka dhamaaneeso”.

Previous Post

James Swan oo la kulmay Madaxweynaha Puntland “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Shaqada Soomaaliya oo dhiggiisa Qatar kala hadlay furitaanka Suuqa Shaqada

Next Post
Wasiirka Shaqada Soomaaliya oo dhiggiisa Qatar kala hadlay furitaanka Suuqa Shaqada

Wasiirka Shaqada Soomaaliya oo dhiggiisa Qatar kala hadlay furitaanka Suuqa Shaqada

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In