Howlgallo Qorsheysan Oo Lagu Dilay Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Shabaab Oo Laga Fuliyay Deegaanka Toorotoorow
Kadib howlgal qorsheeysan oo ay xalay saqdii dhexe ciidanka Kumaandooska sigaarka ah u tababaran ee Danab ay ka sameeyeen duleedka ...
Kadib howlgal qorsheeysan oo ay xalay saqdii dhexe ciidanka Kumaandooska sigaarka ah u tababaran ee Danab ay ka sameeyeen duleedka ...
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta kormeer howleed ku tagay gegida diyaaraha ee Aadan Cabdulle, ...
Madaxweynaha Maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa baaq u jeediyay Xildhibaanada laga soo doorto degaanada Jubbaland. Axmed ...
Dhismo 3-dabaq ah oo ku yiillay duleedka Magaalada Mombaay ayaa horantii saaka burburay ,halkaasi oo ay ku dhinteen llaa 8-ruux,sida ...
Ciidamada Xoogga Dalka Qaybta 21-aad, gaar ahaan Guutada 15-aad ayaa guulo kasoo hooyay howlgalo 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay ...
Dhamaan ciidamada qalabka sida ee dalka Cameroon ee dhaca galbeedka afrika ayaa heegan buuxa la galiyay afar cisho oo Beeri ...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay tuulooyin hoostaga deegaanka bariire ee gobolka shabellada hoose waxa ay ku ...
Sii hayaha wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukumadda federalka Soomaaliya Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta kormeer gaaban ku tagaya ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho