Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sii Hayaha Wasiirka Shaqada oo Maanta gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Sii Hayaha Wasiirka Shaqada oo Maanta gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sii hayaha wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukumadda federalka Soomaaliya Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta kormeer gaaban ku tagaya degmada Xudur ee Gobolka Bakool ee uu ka socdo barnaamijka Baxnaano.

Sii ahayaha wasiirka shaqada dowladda Soomaaliya Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa sheegay in magaalada xudur ee deegaannada gobolka Bakool barnaamijka baxnaano loogu talagalay inay la gaarsiiyo 20’700 oo ka mid ah danyarta ku nool gobolka.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

“Waxaan maanta booqasho hal maalin ah ku tagey degmada Xudur Kaasi oo ahaa  socdaal la xiriirtay u kuurgalida iyo qiimeyn Barnaamijka Baxnaano, waxaan guryahooda ugu tagney qoysaska ku nool deegaannada ku dhow magaalo madaxda gobolka Bakool , ee kala ah Osbielo, Weerow iyo TUBOY, waxaa gobolka ka faa’iideysanaya Baxnaano 20,700 oo ka mid ah labo boqol oo kun – oo qoys.

Sii hayaha wasiirka shaqada ayaa sidoo kale ayaa maamulka degmada xudur uga mahadceliyay sida ay u maamuleen in sidii loogu talagalay loo gaarsiiyo dadkii loogu talagalay in la gaarsiiyo dadkii ku haboonaa.

“Barnaamijka  Baxnaano, natiijada laga doonayo waa in qoysaska Nugul uu u horseedo kor u kac nololeed, taas oo maanta ay qireen qoysaskii aan booqannay. Sidoo kale waxaan warbixin ka dhageystay mas’uuliyiinta degmada , kan gobolka iyo qaybaha bulshada. Waxaan u mahadcelinayaa maamulka degmada Xudur, maamulka gobolka Bakool, mas’uuliyiinta deegaanka ee  sida wanagsan noo soo dhaweeyay anniga  iyo wafdiga ila socday ee qeybta ka ahaa socdaalka ayuu yiri sii hayaha wasiirka shaqada Mudane Sadiiq Xiri warfaa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 18 bishii apriil ee sanaadkaan 2020 daahfuray Barnaamijka Baxnaano oo taakuleyn dhaqaale lagu siinayo qoysaska danyarta ah.

Barnaamijkani waxaa uu ahaa wejiga koowaad ee lagu caawinayay 200,000 qoysas sabool ah oo nugul (qiyaastiina ah 1.3 milyan oo qof) oo haysto carruur da’doodu ka hoosayso shan sanno ee guud ahaan dalka Soomaaliya.

Tags: Sii Hayaha Wasiirka shaqada oo Maanta gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool+Sawirro
Previous Post

Munaasabad lagu daah furayay olalaha Wacyi galinta tallaalka Dabeysha oo lagu qabtay degmada Boondhere

Next Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo Maleeshiyaad ka tirsanaa Argagixisada ku dilay Shabeellaha Hoose

Next Post
Ciidanka Xoogga Dalka oo Maleeshiyaad ka tirsanaa Argagixisada ku dilay Shabeellaha Hoose

Ciidanka Xoogga Dalka oo Maleeshiyaad ka tirsanaa Argagixisada ku dilay Shabeellaha Hoose

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In