Guddoomiye Cumar Filish oo kormeeray dhismaha waddada dheer ee isku xirta isgoysyada Afarta darjiino iyo Maanabolyo ”SAWIRRO”
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray dhismaha waddada laamiga ah ...
















