Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Cadaaladda XFS oo kaashaneysa Bahda Garsoorka dalka oo Maamo Luul Cusmaan ku wareejisay wiilkeeda Xassan Cali Ibraahim โ€œSAWIRROโ€

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Cadaaladda XFS oo kaashaneysa Bahda Garsoorka dalka oo Maamo Luul Cusmaan ku wareejisay wiilkeeda Xassan Cali Ibraahim โ€œSAWIRROโ€
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo fulinaya ballan qaadkii uu u sameeyay Hooyo Luul Cismaan Xasan oo wiilkeedu muddo afar sanno ah ku xirnaa xabsiga dhexe ee dalka ayaa maanta ku guuleystay inuu u soo daayo, isagoo u maraya hab sharciga waafaqsan.

โ€œIlaahey SW ayaa mahad iska leh oo noo suura geliyey in aan maanta ku wareejino Maamo Luul Cusmaan wiilkeeda Xasan Cali. Waxay nagu qaadatey mudo labo maalin ah si loo soo dhameestiro habraacii lagu soo deyn lahaa oo sharci ahโ€Ayuu yiri Wasiir Cabdulqaadir.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026

Xasan Cali Ibraahim oo ah wiilka Hooyo Luul Cismaan ee maanta Wasiirka Cadaaladdu ku guuleystay sii deyntiisa ayaa horay uga mid ahaa ciidanka xoogga dalka, waxaana lagu helay inuu gatay qoraygii uu Qaranka ugu adeegayay, isagoo dhammeystay muddadii afarta sanno aheyd ee lagu xukumay.

Hooyo Luul Cismaan oo Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya habeen ka hor uu ku booqday gurigeeda, iyadoo murugeysan ayaa farxad la ooysay markii wiilkeeda loo soo daayay, waxayna Wasiir Cabduqaadir Maxamed Nuur uga mahadcelisay dadaalka uu ku bixiyay sii deynta wiilkeeda iyo sida uu uga jawaabay dareenkeeda.

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya mudane,ย  Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa xusay in masโ€™uuliyad ay ka saarantahay u Adeegidda Ummadda Soomaaliyeed iyo sidii loogu cadaalad fali lahaa dhibanayaasha cadaalad doonka ah.

Previous Post

Diyaarad siday gargaar kala duwan oo Maanta la gaarsiiyey degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bokool

Next Post

Madaxweyne Farmaajo Oo Warqadaha Agoonsiga Ka Guddoomay Danjireyaasha Jaamacadda Carabta iyo Dalka Switzerland โ€œSAWIRROโ€

Next Post
Madaxweyne Farmaajo Oo Warqadaha Agoonsiga Ka Guddoomay Danjireyaasha Jaamacadda Carabta iyo Dalka Switzerland โ€œSAWIRROโ€

Madaxweyne Farmaajo Oo Warqadaha Agoonsiga Ka Guddoomay Danjireyaasha Jaamacadda Carabta iyo Dalka Switzerland โ€œSAWIRROโ€

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hayโ€™adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In