Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo daah furay shir muhiim ah “SAIWRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magaalada Baydhabo ku Daah-furey Shirka Guddoomiyayaasha Gobalada iyo Degmooyinka ...















