Ra’iisal wasaare Rooble oo maanta tagaya magaalada Baydhabo
Ra'iisal wasaaraha xukuumadda FS mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta lagu wadaa inay gaaraan magaalada Baydhabo ...
Ra'iisal wasaaraha xukuumadda FS mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta lagu wadaa inay gaaraan magaalada Baydhabo ...
Maaddaama dagaalku ka socdo gobolka Tigreega ee Itoobiya, Qaramada Midoobay waxay ku baaqeysaa in la furo waddooyin loo maro afar ...
War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska qaybta Booliiska Gobalka Bari ayaa lagu sheegay in Howlgal lagu xaqiijinayo amniga ...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa degmada Galdogob ee gobolka Mudug maanta kaga ...
The Deputy Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Mohamud Abdullahi Siraji, chaired on Saturday the weekly meeting ...
Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdullaahi Siraaji, ayaa maanta oo Sabti ah ...
Munaasabadani, lagu weeyneynayay maalinta Macallimka Soomaaliyeed oo ku beegan 21ka November ayaa lagu qabtay caasimadda Hirshabeele,ee magaalada Jowhar, waxaana ka ...
Munaasabad kooban oo Ardayda iyo Macalimiinta Jaamcadda Aadan Cade International University ay ku weyneynayeen Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay ...
Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan lagu dardargelinayo howllaha ay bulshada Caasimadda u hayaan la ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho