UK oo danjire cusub u soo magacawday Soomaaliya
Kate Foster ayaa dowladda UK u magacaabay in ay noqoto danjiraha UK ee dalka Soomaaliya, sida laga soo xigtay website-ka ...
Kate Foster ayaa dowladda UK u magacaabay in ay noqoto danjiraha UK ee dalka Soomaaliya, sida laga soo xigtay website-ka ...
Wakiilo ka kala socda dowladda Afghanistan iyo kooxda Taalibaan ayaa dib u billaabaya wadahadalladoodi ku saabsasaana awood qaybsiga. Kulankaan ayaa ...
Sadax qof oo shacab ah oo mid ka mid ah dumar tahay ayaa duleedka tuulada Gaabaneey oo hoos tagta degmada ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar shaqo oo lagu dhiirigelinayo ciidanka Xoogga dalka ku ...
Saraakiisha Ciidamada Talyaaniga iyo spain ee ku sugan Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay qalab isboortis guddoonsiiyeen ciyaaryahanada xulka gobolka Banaadir ...
Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa shirka Golaha Wasiirada ee maanta warbixino uga dhageystay Siihayayaasha Wasiirada Wasaaradaha Qorsheynta, Dib u heshiisiinta ...
Warar dheeraad ah oo laga heley duqeyn ciidanka kumandooska iyo kuwa Mareykanka ku beegsadeen xarunta Idaacadda ku hadashay afka argagaxisada ...
Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ayaa diyaarisay Qorshaha howleedka Wasaaradda Dowladda ee 2021 iyo Istaaratijyada Qaran ee 2021. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar shaqo oo uu ku dhiirigelinayo ciidanka Xoogga dalka ...
Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in la joojiyay hubka lala galayo gudaha garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho