Thursday, June 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo diyaarisay Qorshaha howleedka Wasaaradda Dowladda ee 2021

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Qorsheynta XFS oo diyaarisay Qorshaha howleedka Wasaaradda Dowladda ee 2021
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ayaa diyaarisay Qorshaha howleedka Wasaaradda Dowladda ee 2021 iyo Istaaratijyada Qaran ee 2021.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorhseynta Maal-gashiga iyo Horumarina dhaqaalaha XfS, oo maanta guddoominaayey shirkii toddobaadlaha ahaa ee Wasaaradda, ayaa waxaa lagu gorfayeey qorshe howleedka Wasaaradda iyo kan hay’adaha dowadda ee sannadkii hore 2020, waxyaabahii qabsoomay, kuwa aan hir-gelin iyo weliba sidoo kale istaraajiyada 2021ka ee Wasaaradda.

Related posts

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026

Sidoo kale shirka ayaa waxaa diirada lagu saaray, howlaha horutabinta leh in la xoojiyo u bahaan sida wada shaqeynta hay’adaha dowladda, xariirka wada shaqeynta in la adkeeyo, hirgalinta Siyaasada shaqaalaha ee ku cad waajibaadka shaqo ee qaranka u igmaday, soo bandhigida waxyaaaha u qabsoomay Wasaaradda afarta sano.

Agaasimaha Guud Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan (Cabdul) ayaa ku booriyay madaxda iyo shaqaalaha in ay dar-dar-gelin xoog ah geliyaan hawlaha shaqada ah ee Wasaaradda gaar ahaan dib-u-habeynta qaab dhismeedka howlaha baaxada leh ee muhiimada u leh dalkeenna, waxaana uu kula dar-daarmay in sannadkan kor loo qaado siddii loo xaqiijin lahaa gaarista Yoolalka sannadka 2021-ka ee ay hiigsanayso Wasaaraddu kuwaas oo ay ku jiraan hirgalinta Qorshaha Horumarinta Qaranka, xaqiijinta mashaariicda kala duwan iyo ka rumeynta hiigsiga fog wadanka leeyahay.

Previous Post

Daawo Sawirradda Ra’iisul wasaaraha dalka oo kormeer ku tagay Xerada Balli-doogle

Next Post

Sawirro: Sida loo burburiyay Idaacadda Alshabaab ee Al-Andolus

Next Post
Sawirro: Sida loo burburiyay Idaacadda Alshabaab ee Al-Andolus

Sawirro: Sida loo burburiyay Idaacadda Alshabaab ee Al-Andolus

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta...

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga xun tahay duruufihii...

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

June 8, 2026
0

Magaalada Muqdisho oo ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya, oo ah kulan heer qaran ah oo muhiim u ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In