Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo la kulmay Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Isniin ah kula kulmay xafiiskiisa Wasaaradda ...















