Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo daah-furay barnaamijka mahadnaqa qorayaasha iyo daahfurka aaladeynta manhajka Qaranka
Munaasabadda oo loogu mahadnaqayay Qorayaasha laguna Daahfurayay aaladeynta Manhajka Qaranka ayaa lagu qabtay xarunta Murtida iyo Wacyigelinta ee tiyaatarka Qaranka. ...
















