Wafdi uu hugaaminaayo wasiirka warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle oo ay qeyb-ka yihiin guddoomiyaha gobolka mudug ,wasiiro iyo xildhibaano ka ...
War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska arrimaha dibadda,barwaaqo sooranka iyo horumarinta dalka UK ayaa lagu sheegay in dowlada ...
Ciidamo ka tirsan qeybta 27-aad ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howl-gal ka sameeyay degaanno hoostaga degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha ...
Kulan dood cilmiyeed looga hadlay sidii loo heli lahaa jawi iyo xaalad ay Ganacsiyada bilowga ah (start-ups), kuwa yaryar iyo ...
Safaarada Jarmalka ee magaalada Addis Ababa ayaa isbitaal ay leeyihiin ciidanka Itoobiya ugu deeqay agab caafimaad oo u dhigma 1 ...
5 qof ayaa dhimatay 8 kalana waa ay ku dhaawacmeen kaddib markii qof naftii halige ah uu isku qarxiyay Maqaayad ...
Wasaaradda caafimaadka ayaa maanta qabatay kulan ay ku soo dhaweynaysay saxiixidda sharciga golaha mihnadlayaasha caafimaadka qaranka oo uu saxiixay Madaxweynaha ...
Wasiirka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane eng.Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa maanta xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar kula ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho