Qarax bam gacmeed oo khasaaro nafeed dhaliyay oo ka dhacay Adis Ababa
Ilaa sadex qof ayaa ku dhimatay, halka shan kale ku dhaawcmeen qarax ka dhacay badhtamaha Addis Ababa, sida lagu faafiyay ...
Ilaa sadex qof ayaa ku dhimatay, halka shan kale ku dhaawcmeen qarax ka dhacay badhtamaha Addis Ababa, sida lagu faafiyay ...
Dhalinyarada araga naafada ka ah ee wax ka barta jaamacadaha magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay xafiis wax loogu qabanayo baahiyaha ...
Diyaarad siday gargaar loogu talo galay dadkii ay waxyeelada ka soo gaartay duufaantii GATI ayaa maanta gaartay magaalada Boosaaso . ...
Agaasimaha Waaxda Horumarinta Macallimiinta ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta ee XFS, mudane Axmed Muuse Xoosh ayaa Maanta waxa uu ...
Qarax loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay maanta caasimadda wadanka Afghanistan ee Kabul ugu yaraan sagaal ruux ayaa ku geeriyootay ...
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ahna guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan ayaa Booliska JFS ugu hambalyeeyay sanadguurada 77-aad ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Sarreeyeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil-xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qeybaha kala ...
20-ka disember ,waa astaan ka mid ah maalmaha qaran ee loo dabbaaldego xusuusta dhaxalgalka ah ee umadda,gaar ahaan aasaaska ciidamada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeyb galaya shir deg-deg ah oo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Jabuuti, halkaas oo uu kaga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho