Diyaarada Turkiga Oo Ku Ciladowday Hawada Soomaaliya Ayaa Si Nabad Uga Soo Dagtay Garoonka Muqdisho
Diyaaraddan oo sidday 207 rakaab ah ayaa ku wajahnayd dhinaca dalka Turkiga waxaana ay la kulantay ciladda dhinaca oxygen-ka ah ...
Diyaaraddan oo sidday 207 rakaab ah ayaa ku wajahnayd dhinaca dalka Turkiga waxaana ay la kulantay ciladda dhinaca oxygen-ka ah ...
Xildhibaanadda golaha shacabka ee barlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berito ah kulan ay ku yeelanayaan xaruntooda Ku meel gaarka ...
Sii hayaha wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Sadiq Xirsi Warfa ayaa xarunta Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowladda ...
Ciidamada booliska Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa gacanta ku soo dhigay Aabe wiilkisa xalay ku dilay magaalada jowhar ee Gobalka sheellaha ...
Sii hayaha xilka Ra’iisal wasaaraha dalka ahna Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ...
Samo-reeb-(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa Maanta kormeeray xarunta Wasaarada Maaliyadda ee Galmudug, si uu ugu kuurgalo shaqooyinka ...
Guddiga xeer hoosaadka anshaxa,Xasaanadda iyo daryeelka Senatarda ee Golaha aqalka sare ayaa kulan aqoon isweydaarsi ah kula yeeshay magaalada dhuusamareeb ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay xubno ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidamada qalabka sida iyo ...
Madaxweyne kuxigeenka Maamul Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxa Midowga Africa ee Amisom Francisco ...
Sii-hayaha wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Bare oo ka hadlayay kulanka sanadlaha ee Wasiirka iyo ardyada Soomaaliyeed ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho