Golaha Wasiirrada oo ka hadlay qodobo muhiim u ah waxqabadka Xukuumadda.
Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada ayaa looga hadlayaa dardargelinta qorsheyaasha Xukuumadda hortabinta u leh, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka, amniga, kordhinta dhaqaalaha, ...
















