Safaaradda Soomaaliya Ee Koonfur Afrika Oo Dalka Dib Ugu Soo Celisay Muwaadiniin Ku Xanibnaa Dalkaas “SAWIRRO”
Safaaradda Soomaaliye ee Koonfur Afrika ayaa dalka dib ugu soo celisay muwaadiniin gaaraya 49 qof oo isugu jira dhallinyaro, Hooyooyin ...
Safaaradda Soomaaliye ee Koonfur Afrika ayaa dalka dib ugu soo celisay muwaadiniin gaaraya 49 qof oo isugu jira dhallinyaro, Hooyooyin ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay sii-hayaha wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ...
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa bahda saxaafadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xeerka saxaafadda ee dib-u-eegis dheer ...
Ciidamada amniga magaalada Gaalkacyo ayaa gacanta ku soo dhigay Maandooriyayaal si sharci darro ah looga ganacsanayay xaafado ka tirsan magaalada ...
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/228121481912730/
Wafdi uu hoggaaminayo sii hayaha wasiirka wasaaradda gargaarka xukuumadda federaalka Soomaliya mudane Xamsa Saciid Xamsa ayaa gaaray magaalada Sama-reeb ee ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, ...
Howlgalkaan oo ka dhacay meel u dhaw degmada Saakow ee gobolka Jubadda Dhexe ayaa waxaa iska kaashaday dowladda federaalka Soomaaliya ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho