Wasiirka Qorsheynta XFS iyo Hant-dhowrka guud ee qaranka oo kawadahadlay Mashaariicda dalka “SAWIRRO”
Mudane Jamaal Xasan wasiirka wasaaradda qorsheynta, maal-gashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Xukumadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa hanti-dhowrka guud ...
















